Somalia, Somali Republic (Press Release) June 4, 2008 --
abdirashid wuxuu ku dhashay magaalada mugadisho 1985 wuxuu ku barbaaray magaalada kismaayo iyo magaalada galkio wuxuu waxbarashdiisii ku qaatay magaalada galkio dugsisehoose/dhexe iyo dugsiga sare kadib wuuxu ugudbay jamacad layiraahdo eelo american university oo kutaala magaalada boorama waxaa ladhashay sadax wiil iyo halgabadh waxay joogaan magaalada galkio waxayna lajoogaan waalidkood hada wuxuu la noolyahay asxaabtiisa joogta boorama sida ina baraag ina cawil iyo ina cawi kale

abdirashid ahmed mohamed cilmi aadan (bardacad)mahamood mahad
Email
Print
SPAM




